Raisul Wasaare Scott Morrison oo qirtay arrin muddo badan lagu eedeynayey

Ra’isul Wasaaraha Australia Scott Morrison ayaa qirtay inuu qaldanaa qaabkii loo maareeyay dabkii ka kacay dalkaas oo weli loo maaro la yahay. Morrison ayaa cambaareyn kala kulmayay bulshada Australia isagoo lagu eedeeyay qaabka ay dowladiisa u maareysay dabka ka kacay qeybo ka mid ah dalkaas iyo siyaasaddiisa isbeddelka cimilada. “Waxaa jiray waxyaabo aan si wanaagsan … Continue reading Raisul Wasaare Scott Morrison oo qirtay arrin muddo badan lagu eedeynayey